Maahmaahyo
Abaal dad galaa badan, dad gudaase yar. May 16, 2025
Adhi jiri xil bay wadaagtaa. May 16, 2025
Aduun wey kii amoodeey ogaaw. May 16, 2025
Af macaan gacan macaan baa dhaanta. May 16, 2025
Alif kaa xumaaday Albaqra kaama haro. May 16, 2025
Ammaano cirkaa diiday, oo dhulkaa diiday, oo Aadm… May 16, 2025
Badhi mag ma laha. May 16, 2025
Balaayo madax la qabtay leedahaye minjo la qabto … May 16, 2025
Barrooriba buulkeeday ku hartaa. May 16, 2025
Baruur qudhuntay baa baruuro qudhmisa. May 16, 2025
Baryo badan iyo bukaan badanba waa laysku nacaa. May 16, 2025
Beerka jecli, xaydha jecli. May 16, 2025
Belaayo kaa sii jeeda layskuma soo jeedsho. May 16, 2025
Biyo sacabbadaadaa looga dhergaa. May 16, 2025
Buur caws ah oo biyo ku agyaal baadi doonyoo bici… May 16, 2025
Carruurey cayntaa ba´day. May 16, 2025
Ceebtaaday kow ogtahay, kun looma sheego. May 16, 2025
Ceesaan ninkii weyddiinteda kugu dhiba kaxaynteed… May 16, 2025
Cid wax kusiisa wax badan baad aragtaa, cid kla t… May 16, 2025
Ciyigii waa ka beryey qofkii cunay baa ka liita. May 16, 2025
Daahdaahow hortiis dafo waaye (Arrin degdeg u baa… May 16, 2025
Dab iyo xanuun meel ma wada fadhiistaan. May 16, 2025
Dabeecad xuma dad kaa saartay. May 16, 2025
Dacartuba mar bay malab dhashaa. May 16, 2025
Dad wax ugu liita ma tashe ma toshe ma tashiishe. May 16, 2025
Dad waxaa yqaan nin tuugay iyo nin u taliyey. May 16, 2025
Dameeri isku hallayn bay hooyadeed dabada uga nuu… May 16, 2025
Dan iyo xarrago is weyday. May 16, 2025
Dantaada derin karkaranna waa loogu seexdaa. May 16, 2025
Dardaaran caweysin kallah arooryaad buu leeyahay … May 16, 2025
Dhabada yari dhabada wayn bay kugu ridaa. May 16, 2025
Dhagar qabe dhulkaa u dhaq-dhaqaaqa. May 16, 2025
Dhalaan dheelaa baradi,dhusuntaa far koo galiyee … May 16, 2025
Dhaxal gorayo dhabad baa leh. May 16, 2025
Dhubuq-dhubuq hore dhabanahays dambey leedahay. May 16, 2025
Dhuumashada dhabarku muqdo dhuumasho ma aha. May 16, 2025
Dibi hooyo xumi korme ma noqdo. May 16, 2025
Dibi, bay waw dhutiyaa. May 16, 2025
Doqon nebi Muusaa habaaray. May 16, 2025
Doqoni xin mooyiye, xisaab ma oga. May 16, 2025
Doqonkii lumay oo la soo helay wuxuu yiri; “Maxaa… May 16, 2025
Doqontu hadalkay dib u gocotaa. May 16, 2025
Durduro geel baa ku jaba. May 16, 2025
Ey is cunaysaa waraabe iskama celiso. May 16, 2025
Gadhba gadhbaa la tusaa. May 16, 2025
Geeli waa geel, wixii gooyaana waa geel. May 16, 2025
Gees loaad kulayl kaa lagu jaraa. May 16, 2025
Hadba sidii loo jabaa loo dhitiyaa. May 16, 2025
Hadday curaddii durdurisay aaran maxaad moodday. May 16, 2025
Hadday tubaako, faa’iido leedahay Habargidir baa … May 16, 2025
Hadii aad dhimanayso dhareerkaa layska duwaa. May 16, 2025
Heeraa wan ma eh. May 16, 2025
Inta gaari la doon-doonayo, ayaa goombaar wiilkee… May 16, 2025
Isla weyn, dooro weyn. May 16, 2025
Isu qabe aan loo qabin. May 16, 2025
La jiifiyaana bannaan, La joojiyaana bannaan. May 16, 2025
Laba qaawan isma qaaddo. May 16, 2025
Layligu kasha biyihiisa ku jiruu ka didaa. May 16, 2025
Loogow laguu minan fadhiyee. May 16, 2025
Maaweelo ma bogsiiso meel ku bugta . May 16, 2025
Madiidaan la’aan waa la midgoobaa. May 16, 2025
Magaalo qayrkaana u cay adiguna ha deynin. May 16, 2025
Mala-duul wuu guulaystaa xin u duulse wuu guul da… May 16, 2025
Maxay ka nuugtaa ama ku nuugtaa, dibno iyo naaso … May 16, 2025
Meel aanad seexan doonin laguma luloodo. May 16, 2025
Milil hoostii lama dhayo, haddii la dhayana qudhu… May 16, 2025
Muraadka magaalo kaa gala muraayad baa kaa xigta. May 16, 2025
Naago waa u samir ama ka simir. May 16, 2025
Naagtii caana xun dhigataa iyana ku murud la’. May 16, 2025
Nafsigu ma hadho. May 16, 2025
Naxariis eebbe lagama quusto. May 16, 2025
Nimaad dhashay kuma dhalin. May 16, 2025
Nimaan dhul marin dhaayo malaha. May 16, 2025
Nimaan naxariisan looma naxariisto. May 16, 2025
Nimaan shaqaysan shaah waa ka xaaraan. May 16, 2025
Nimaan waxa jooga garanin waxa soo socdana ma gar… May 16, 2025
Nin buka boqol u tali. May 16, 2025
Nin daad qaaday xunbo cuskey. May 16, 2025
Nin faash wataa xaabo ma waayo. May 16, 2025
Rag hunguri buu isku raacaa. May 16, 2025
Rag waxa ugu faan badan mar dhoof iyo mar duul. May 16, 2025
Ruuxba dhiishuu ruxduu caanaheeda dhamaa. May 16, 2025
Saddex Ilaah waa karaa, mase suurowdo: Ilaahow gu… May 16, 2025
Saddex baa la yidhi: Lixdan jir lexojeclo ha la w… May 16, 2025
Sagaaro laba cad oo la kal qaado ma leh. May 16, 2025
Seedi waa beer. May 16, 2025
Shan shidda ma macaysaa. May 16, 2025
Sir ma qabe allaw sahana. May 16, 2025
Tuhun waa sed. May 16, 2025
Uur mudane iyo uur Berde, midna lama baadho. May 16, 2025
Waayeel ha soocine, wax aqoonta sooca. May 16, 2025
irrid af ma daboole ee ood baa daboosha. May 16, 2025
ishaadaa kuu macalin ah. May 16, 2025
karis xun iyana ku wax la. May 16, 2025
labadii qaydhin ku qaybsatay bisayl iskuma cawrid… May 16, 2025
labo bukta ma is baaniyaan. May 16, 2025
lama gano falaadh kugu soo noqon doonta. May 16, 2025
waayeel hadalkiisa kaftan buu ku dhamaystaa. May 16, 2025
weylasha biree dibigu ha ku quustee. May 16, 2025
xadhko geel ma wada xidhaan. May 16, 2025

Uur mudane iyo uur Berde, midna lama baadho.

Uur mudane iyo uur Berde, midna lama baadho.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “U”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.