Maahmaahyo
Aadmi la aragyaaba, dhib la arag. May 16, 2025
Aan wada hadalno waa aan heshiino. May 16, 2025
Abaal raaga rag baa leh, mid baaqdana haween baa … May 16, 2025
Abkeey dooli diloow, dad nool maas u daahaa. May 16, 2025
Aboorku inta aanu kugu tufin ayaa lagu tufaa. May 16, 2025
Af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho. May 16, 2025
Alif kaa xumaaday Albaqra kaama haro. May 16, 2025
Alle watow wehel uma baahna. May 16, 2025
Ama faro dufan leh ku qaad ama faro dac leh. May 16, 2025
Ammaan lama dhu-dhumiyo. May 16, 2025
Arrin aan sidii futo riyaad la feydin, ma fayooba… May 16, 2025
Barrooriba buulkeeday ku hartaa. May 16, 2025
Beeni raad ma leh. May 16, 2025
Beerka jecli, xaydha jecli. May 16, 2025
Bir baa bir goysa. May 16, 2025
Biyo meel godan bay isugu tagaan. May 16, 2025
Canaan ka yaab reer ma doojo. May 16, 2025
Carab loaad caws looma tilmaamo. May 16, 2025
Caro walaal waa la bariiyaa (subax baa lala sugaa… May 16, 2025
Caruuri waa ciil laga waynaado. May 16, 2025
Colka wadhaf ma lagu dayey. May 16, 2025
Dabada iiga qor anigaa durugsan doonee (Ma dhiirr… May 16, 2025
Dabagaale timir gaari waayey qaraara buu yiraahda… May 16, 2025
Dabeecad xuma dad kaa saartay. May 16, 2025
Dacas kaa wayni dhiiqaday kugu farjiyaan. May 16, 2025
Dameertu geel-didiska khuruf-khuruftay kaga darta… May 16, 2025
Dantii mooge, maro duuga ka liitee. May 16, 2025
Dhadhan shaa waalan dhergaana ka sii daran. May 16, 2025
Dhagar qabe dhulkaa u dhaq-dhaqaaqa. May 16, 2025
Dhaliili dhaban bay ku taal. May 16, 2025
Dhallaan qayladii waa qaboonada. May 16, 2025
Dib u gurasho dib bay kuu dhigtaa. May 16, 2025
Diidiink weelshee deymoodaa ka koriyee ma danbar … May 16, 2025
Doqon iyo habeen baa madaw. May 16, 2025
Doqoni hoosiis bay had mooddaa. May 16, 2025
Doqoni meeshii la isku diriray uun bay ogeyd, mee… May 16, 2025
Duqsi, caanuu ku dabaal bartaa fuudbuuse ku gubta… May 16, 2025
Eydin geel kolba waa ninkii ku danbeeya. May 16, 2025
Far kaliyihi waji ma maydho. May 16, 2025
Far keliya Fool ma dhaqdo. May 16, 2025
Faro ka ciyaar dabo ka ciyaar baa dhaanta. May 16, 2025
Gabadha dheg-dameer in leeg baa ku dansanta wiilk… May 16, 2025
Gar dabadeed, guu-guu (gunuunuc) baan nacay. May 16, 2025
Geel indho kuul muxuu ka kasaa? May 16, 2025
Geel soddon qaday, saddex kuma dari waayo. May 16, 2025
Geeljire, geela waa wada jirtaa, waana kala jirta… May 16, 2025
Gees lo’aad kulaylkaa lagu gooyaa. May 16, 2025
Gorayo la hub sayoo haad bay noqotay. May 16, 2025
Habar dhali wayday aleelo ku waalatay. May 16, 2025
Habeen ciidan maaha. May 16, 2025
Hadalku intuu uurkaaga ku jiro ayuu ammaano yahay. May 16, 2025
Haddaan sacabka xeeli ku jiran, maxaa habeenkii l… May 16, 2025
Hadii aad dhimanayso dhareerkaa layska duwaa. May 16, 2025
Hal libaax arkaysaa ma godlato. May 16, 2025
Hal maqaarka diidaysaa daldalool bay ka eegtaa. May 16, 2025
Heesta geelu waa kala horreysaa. May 16, 2025
Hubsiimo hal baa la siistaa. May 16, 2025
Inta gaari la doon-doonayo, ayaa goombaar wiilkee… May 16, 2025
Ishiisa laga gartaa, Ushiisa lagu tumaa. May 16, 2025
Jacayl Biri ma goyso Biyana kaama maydhaan. May 16, 2025
Kab xume ma hadho ee kab laawaa hadha. May 16, 2025
Ma waxaad yeeshaa, wax naftaada u fiican oo wiilk… May 16, 2025
Manjo dhooqo leh, kuwo dhaqanaa ka roon. May 16, 2025
Mar i dage alla ha dago, mar labaadse anays dagay. May 16, 2025
Matag meel kuguma simo. May 16, 2025
Muraadka magaalo kaa gala muraayad baa kaa xigta. May 16, 2025
Muruqa laba suulle ninba si ku ah. May 16, 2025
Naago jileec iyo naxariis midna wax kuma laha. May 16, 2025
Naf wax jecel allaa dhibay. May 16, 2025
Nafsi raaga rag iyo geel baa iska leh. May 16, 2025
Nimaan shaqaysan shaxaad baa dila. May 16, 2025
Nin aad kabtiisa tolaysaa, kadabkaaga jaraya. May 16, 2025
Nin aan baqani ma bad baado. May 16, 2025
Nin buka boqol u tali. May 16, 2025
Nin dameero dabadood ka degay meel uga tooban buu… May 16, 2025
Nin durbaan tumay ilaaq dalbay. May 16, 2025
Nin durbaan tuntay ilaaq dalbay. May 16, 2025
Nin faruurani ma fooryo. May 16, 2025
Qufac iyo uur midna ma qarsoomo. May 16, 2025
Quruxi waa ishaada, qiimana waa ayaankaaga. May 16, 2025
Rag waa raggii hore hadalna waa intuu yidhi. May 16, 2025
Rag waxa ugu faan badan mar dhoof iyo mar duul. May 16, 2025
Rag wuxuu kugu bartuu kugu dilaa. May 16, 2025
Ragu sadex waa iskaga mid May 16, 2025
Saddex wer-werkay kugu kordhiyaan: Faraska xun, n… May 16, 2025
Sagaaro inteeda waa ku duq. May 16, 2025
Sagaaro, mindhaa ima barato. May 16, 2025
Shinbirba shinbirkiisuu la duulaa. May 16, 2025
Shir looma wada uunsiyo. May 16, 2025
Shisheeye sheela duxa ma leh. May 16, 2025
Si xun wax u sheege saaxir ka daran. May 16, 2025
Tuug la qabtay talo ma laha. May 16, 2025
Wax la dhalay iyo dhul baa loo marti yahay. May 16, 2025
indho is jecel isma eegi karaan. May 16, 2025
kolka waylaha la helo ayaa loodana la maalaa. May 16, 2025
waa lagu shareeraa waxay sheegtaba ha waydee. May 16, 2025
wakhti kaa lumay muruguu reebaa. May 16, 2025
war la’aani waa dhego laaan. May 16, 2025
wax is waydiintu ma xumee wax is waydaarsigaa xun. May 16, 2025
xaasidaw xoogga beel. May 16, 2025

wakhti kaa lumay muruguu reebaa.

wakhti kaa lumay muruguu reebaa.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “W”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.