Maahmaahyo
Aan wada hadalno waa aan heshiino.
Dec 13, 2025
Adduunyo ka kabo li’id, aakhirana u salaad li’id.
Dec 13, 2025
Adhi been wuu didaa beense ma dhutiyo.
Dec 13, 2025
Adhi magantii ma barriiyo.
Dec 13, 2025
Adoo nabad u balawaara, beloy kaalay lama yari.
Dec 13, 2025
Af aamusani marti ma sedo.
Dec 13, 2025
Af jabtay sideedii ma noqoto.
Dec 13, 2025
Af waa kane, maxaa lagu aamaa.
Dec 13, 2025
Ammaan lama dhu-dhumiyo.
Dec 13, 2025
Aqal libaax lafo lagama waayo.
Dec 13, 2025
Arrimo rag waa mudacyo afkood.
Dec 13, 2025
Arrin kaa tagtat Ahaa sooma celiso.
Dec 13, 2025
Baadi nimaan lahayn bay ag joogtaa.
Dec 13, 2025
Balaayo laba qad ma leh.
Dec 13, 2025
Barrooriba buulkeeday ku hartaa.
Dec 13, 2025
Beeni raad ma leh.
Dec 13, 2025
Beentaada hore, runtaada dambey dishaa.
Dec 13, 2025
Caleen qudhac calool geel waxba kama tarto.
Dec 13, 2025
Caqli gaaliyo indho quraanjo lama arko.
Dec 13, 2025
Carab iyo ilkaa cid isugu dhaw iyana weeys qaniin…
Dec 13, 2025
Cid wax kusiisa wax badan baad aragtaa, cid kla t…
Dec 13, 2025
Ciyi waa ka beryey.
Dec 13, 2025
Cuntadaan gacantaada ku jirin iyo afkaagu way kal…
Dec 13, 2025
Dab ama hadal baa lagu bakhtiiyaa ama biyo.
Dec 13, 2025
Dabeecaddu diinta waa ka badh.
Dec 13, 2025
Dadku hadalkay isku afgartaan xooluhuna urta.
Dec 13, 2025
Daleel marow maradiis geed ma daarow.
Dec 13, 2025
Dameer dhaan raac.
Dec 13, 2025
Dhalaan dheelaa baradi, dhusuntaa far koo galiyee?
Dec 13, 2025
Dhib lagula qabo dhib ma eh.
Dec 13, 2025
Dhiig islaan ma qarsoomo.
Dec 13, 2025
Dibi hooyo xumi korme ma noqdo.
Dec 13, 2025
Dixrigu(duqsigu) dantiisuu qudhunka ugu jiraa.
Dec 13, 2025
Doc ka yeedh iyo dameerkaba daankaa la jebiyaa.
Dec 13, 2025
Doofaarka ficil la’aan baa loo cadaabaa.
Dec 13, 2025
Doqon ha u gargaarin hana gargaarsan.
Dec 13, 2025
Doqon qaddar alla taqaanna qulucdaada looma dhiib…
Dec 13, 2025
Doqon sokeeye maaha.
Dec 13, 2025
Dukhsi biyo ku dabaal bartay fuud buu ku bakhtiya…
Dec 13, 2025
Durduro geel baa ku jaba.
Dec 13, 2025
Falaadhi gilgilasho kaagama godo.
Dec 13, 2025
Fardaha dheereeyaa Fagaarahay isku arkaan.
Dec 13, 2025
Gacantii oodan goyn karin, waa la shumiyaa?
Dec 13, 2025
Gadal gadaal geed looma koro.
Dec 13, 2025
Gar waa loo wada islaam.
Dec 13, 2025
Gari ilaahay bay taqaan.
Dec 13, 2025
Geel caruuri qaaday ma foga.
Dec 13, 2025
Geel-jire isagooy ushu u goantahay ayuu xaggeen k…
Dec 13, 2025
Geeli waa geel, wixii gooyaana waa geel.
Dec 13, 2025
God hadimo ha qodin, haddaad qoddana ha dheerayn,…
Dec 13, 2025
Gorgor, haadda ka weyn.
Dec 13, 2025
Haani guntay ka tolantaa.
Dec 13, 2025
Habar Jeclo, hadalka dib bay u gocotaa.
Dec 13, 2025
Habar baas inan baas bay ahayd.
Dec 13, 2025
Habeenkii hoos baa loo hadlaa maalintiina hareera…
Dec 13, 2025
Hadal hadal kama dheera.
Dec 13, 2025
Hadal nin si u yiri, ninna si u qaaday.
Dec 13, 2025
Hadal tuurtuur kuma sama.
Dec 13, 2025
Haddaan sacabka xeeli ku jiran, maxaa habeenkii l…
Dec 13, 2025
Hal maqaarka diidaysaa daldalool bay ka eegtaa.
Dec 13, 2025
Haliba wiilkay korisaa, wedkeeda leh.
Dec 13, 2025
Hasha naasa adag iyo weedha (hadalka) maxaa kulmi…
Dec 13, 2025
Hillaac biyihiisuu muujiyaa.
Dec 13, 2025
In habari gasho, hali ma qaado.
Dec 13, 2025
Kelyo nimaan lahayn bay kaadiyi dishaa.
Dec 13, 2025
Laxi shilalkay is dhigtaa lagu qalaa.
Dec 13, 2025
Libaax lab god lagama kiciyo.
Dec 13, 2025
Madax muuqda iyo mindi saawira midna lagama samro.
Dec 13, 2025
Magaca, magta iyo maganta.
Dec 13, 2025
Manfac haddii lagu siiyo, murdiye lama noqdo.
Dec 13, 2025
Manjo dhooqo leh, marba mid baa la siibaa.
Dec 13, 2025
Markuu kuu soo socdona warbuu kuu soo sidaa, mark…
Dec 13, 2025
Meel hoo u baahan hadal wax kama taro.
Dec 13, 2025
Midho daray duuduubkaa lagu liqaa.
Dec 13, 2025
Naagi nimay legdaan, kama kacaan.
Dec 13, 2025
Naago waa u samir ama ka simir.
Dec 13, 2025
Naaso kor u jeeda nin arkaa, kuwo hoos u jeeda ma…
Dec 13, 2025
Naftu orod bay kugu aamintaa.
Dec 13, 2025
Naxariis eebbe lagama quusto.
Dec 13, 2025
Nimaad fadhiga kaga adag tahay looma saro kaco.
Dec 13, 2025
Nin aan dhididin ma dhargo.
Dec 13, 2025
Nin is faanshay waa ri is nuugtay.
Dec 13, 2025
Qufac iyo uur midna ma qarsoomo.
Dec 13, 2025
Qunyar socde qodaxi ma mudo.
Dec 13, 2025
Rag waa arin keen iyo aqbalkeen.
Dec 13, 2025
Rag waa shaah dumarna waa sheeko.
Dec 13, 2025
Ragu waxa uu ka sheekeeyaa biiisa dumarkuna badha…
Dec 13, 2025
Reer, naagbaa kaa raacda.
Dec 13, 2025
Reerka meelan loo husan looma haatiyo.
Dec 13, 2025
Ri waalan ridaada laguma xidhto.
Dec 13, 2025
Shisheeye sheela duxa ma leh.
Dec 13, 2025
Sodcaal maa moodhar, sahayna waa lacag, saaxiibna…
Dec 13, 2025
Soor quudheed lama cuno xoolo quudheedse waa la q…
Dec 13, 2025
Tabcadaa ma tuugoobo.
Dec 13, 2025
Tolkaa maw talisay, mase tuugtay.
Dec 13, 2025
inta aanad falin ka fiirso.
Dec 13, 2025
lax gawracan maqaarsiib kuma xanuunsato
Dec 13, 2025
usha intay qoyan tahay ayaa la toosiyaa.
Dec 13, 2025
wan wayn jeeroo la gawraco indhihiisu cirka ma ar…
Dec 13, 2025
wixii faq lagu sheego fagaaray tagaan.
Dec 13, 2025
wan wayn jeeroo la gawraco indhihiisu cirka ma arkaan.
wan wayn jeeroo la gawraco indhihiisu cirka ma arkaan.
Micne: Macne lama helin
Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “W”
Ma taqaan micnaha ama asalka?
Haddii aad garanayso micnaha ama asalka maahmaahdan, ama haddii aad haysato maahmaah Soomaali kale oo xiiso leh, waxaan jeclaan lahayn inaad nala wadaagto!
Fadlan u soo dir email ciwaanka hoose:
maahmaahyo@sabaad.com