Maahmaahyo
Adduunyo ka kabo li’id, aakhirana u salaad li’id. Dec 13, 2025
Adhi magantii ma barriiyo. Dec 13, 2025
Af hadlaaba aamus. Dec 13, 2025
Af nooli waa hadlaa Eyna waa ciyaa. Dec 13, 2025
Afkii dab yiri ma guban. Dec 13, 2025
Alif kaa xumaaday Albaqra kaama haro. Dec 13, 2025
Alla aamin ma iisho. Dec 13, 2025
Ama afeef hore lahow ama adkaysi danbe. Dec 13, 2025
Ammaan lama dhu-dhumiyo. Dec 13, 2025
Amxaar la arag yaaba ferenji xaaji. Dec 13, 2025
Arrin kaa tagtat Ahaa sooma celiso. Dec 13, 2025
Arrin waa mid kugu soo booddiyo, mid kugu bariday. Dec 13, 2025
Balaayo madax la qabtay leedahaye minjo la qabto … Dec 13, 2025
Bannaankiis mare maradiisa geed ma qabsado. Dec 13, 2025
Barasho horteed dad ha nicin. Dec 13, 2025
Barasho horteed ha i nicin. Dec 13, 2025
Baruuro sabool, badhaadhaa leh. Dec 13, 2025
Baso waa baso si kastoo loo subko. Dec 13, 2025
Beeni raad ma leh. Dec 13, 2025
Beerka jecli, xaydha jecli. Dec 13, 2025
Belaayo hor la qabtay leedahay ee dabo la qabto m… Dec 13, 2025
Bil-saddex reerkaagana waa kaa kaxaysaa, reer kal… Dec 13, 2025
Bililiqo doon waa nabad diid. Dec 13, 2025
Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawla… Dec 13, 2025
Cadku ceeji, xil iyo geeriba kuu dil. Dec 13, 2025
Canaan ka yaab reer ma doojo. Dec 13, 2025
Carab loaad caws looma tilmaamo. Dec 13, 2025
Ciirtaa dhamaa, ceebtaada yaqaan. Dec 13, 2025
Col hortii baa hub la samaystaa. Dec 13, 2025
Colkaa ma dhamaadee ka kuu xigo ha u danbeeyo. Dec 13, 2025
Dacawo duul-duul badan af libaaxeey dalaq dhahdaa. Dec 13, 2025
Dameer waa dameer sidii goodirkaba haw boodee. Dec 13, 2025
Dameeraha Awdal ninkii ooda ka rogaa arroorsha. Dec 13, 2025
Dantu ceebba ma lahee dadkuun baysku nacaya. Dec 13, 2025
Dardaaran caweysin kallah arooryaad buu leeyahay … Dec 13, 2025
Dawaco meeshay macal idood ku baratay, macaluul u… Dec 13, 2025
Dhaxal goroyo dhebed baa iska leh. Dec 13, 2025
Dib u gurasho dib bay kuu dhigtaa. Dec 13, 2025
Dooro hadey hal waddo iyo hadey toban waddo kurug… Dec 13, 2025
Doqon alle bariday xeradeeday ka aragtay. Dec 13, 2025
Doqontu hadalkay dib u gocotaa. Dec 13, 2025
Doqontu xeerna ma hoyso, xoolana ma hoyso. Dec 13, 2025
Dumar iyo dheri toona yar yaraysi malaha. Dec 13, 2025
Dumar yaryaraysi male. Dec 13, 2025
Fulay hooyadii ma goblanto. Dec 13, 2025
Geeli waa geel, wixii gooyaana waa geel. Dec 13, 2025
Gees lo’aad kulaylkaa lagu gooyaa. Dec 13, 2025
Guursato loo galmoon og. Dec 13, 2025
Habaar waalid ma hadho. Dec 13, 2025
Habeenkii hoos baa loo hadlaa maalintiina hareera… Dec 13, 2025
Hadal waa margi. Dec 13, 2025
Haddaad hungurooto waa la hadlaa oo habaa la dhis… Dec 13, 2025
Haddaan sacabka xeeli ku jiran, maxaa habeenkii l… Dec 13, 2025
Hadday degdegsiiyo door dhalaan, kaadsiiyana kiis… Dec 13, 2025
Haddii lagu sheego waa lays sheelaa, haddii lagu … Dec 13, 2025
Hadii aad dhimanayso dhareerkaa layska duwaa. Dec 13, 2025
Illeyn doqoni qiiq kama kacdee daamankey meer mee… Dec 13, 2025
Ishiisa laga gartaa, Ushiisa lagu tumaa. Dec 13, 2025
Isma’og aqalkiibay aslaysaa. Dec 13, 2025
Kaadi badane waa loo gogol badiyaa. Dec 13, 2025
Kaftan iyo kaadi baa laysku cadaaba. Dec 13, 2025
Lixdan jir laguma helo qiimigaad laba jirkaa wayd… Dec 13, 2025
Ma xasuuste isma xabaalo. Dec 13, 2025
Magaca, magta iyo maganta. Dec 13, 2025
Manjo dhooqo leh, kuwo dhaqanaa ka roon. Dec 13, 2025
Masiibadu adduunyada iyadaa u macallin ah. Dec 13, 2025
Matag meel kuguma simo. Dec 13, 2025
Naagi kun nin way la sheekaysataa kawna way ka gu… Dec 13, 2025
Naagi naag lala qabo waa u col. Dec 13, 2025
Nimaad kabahiisa tolayso, kafantaada tolaaya. Dec 13, 2025
Nimaan dhididin ma dhergo. Dec 13, 2025
Nimaan shantaasi kaa dabaalin sharci kaama dabaal… Dec 13, 2025
Nin casarkii isa sheegay, cishihii ceebi ma qabat… Dec 13, 2025
Nin duulay dantii kaa og. Dec 13, 2025
Nin gu kaa wayn garaad kaa wayn. Dec 13, 2025
Ood kaa dheeri kuma dhaxan tirto. Dec 13, 2025
Qalbigu laba ruux ma wada qaado. Dec 13, 2025
Qosol badani qoonsimaad noqoy. Dec 13, 2025
Ragu waxa uu ka sheekeeyaa biiisa dumarkuna badha… Dec 13, 2025
Reer ba’ow yaa ku leh! Dec 13, 2025
Reer, naagbaa kaa raacda. Dec 13, 2025
Ri waalan ridaada laguma xidhto. Dec 13, 2025
Runi rag kama nixiso. Dec 13, 2025
Safar waa si wada yeel. Dec 13, 2025
Salaadba waqtigeedaa la tukadaa. Dec 13, 2025
Shan shidda ma macaysaa. Dec 13, 2025
Shubaali waa biyo la bax. Dec 13, 2025
Sir naageed lama sal gaadho. Dec 13, 2025
Tabcadaa ma tuugoobo. Dec 13, 2025
Tol yarraaday, tafo naagood baa laga dayaa. Dec 13, 2025
Waa baahan tahay bakhtiga looma cuno. Dec 13, 2025
Wadar iyo waaxid yaa waalan. Dec 13, 2025
ishaadu waa kula da’ dhegtaaduna way kaa da’wayn … Dec 13, 2025
laabtu low ma aha hadba la laalaabi karo. Dec 13, 2025
luqun dheeraatay madax ma dhaafto. Dec 13, 2025
wakhti kaa lumay muruguu reebaa. Dec 13, 2025
waraabaa yidhi ulna layla gaadhi waa cayna wax ig… Dec 13, 2025
wax walba run moodaa rag ugu liita. Dec 13, 2025
weel waliba wixii ku jiruu dhididaa. Dec 13, 2025
wiilkii is waalaba wiil waabiyaa hela. Dec 13, 2025

wiilkii is waalaba wiil waabiyaa hela.

wiilkii is waalaba wiil waabiyaa hela.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “W”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.