Maahmaahyo
Aan wada hadalno waa aan heshiino. Dec 13, 2025
Adhi been wuu didaa beense ma dhutiyo. Dec 13, 2025
Alla aamin ma iisho. Dec 13, 2025
Ammaano kugu raagtey inaad leedahay baad mooddaa. Dec 13, 2025
Awr kala guurtay uurar kala guurey baa ka xun. Dec 13, 2025
Awrba awrka ka horreeya ayuu horraan-qaadkiisa le… Dec 13, 2025
Ayax teg eedna reeb. Dec 13, 2025
Bartii yaqaan bar xoolaad kuma korodho. Dec 13, 2025
Baso waa baso si kastoo loo subko. Dec 13, 2025
Beer wax dhalow ba’. Dec 13, 2025
Beerka jecli, xaydha jecli. Dec 13, 2025
Birta adag dab ayaa lagu jilciyaa. Dec 13, 2025
Bisqin rag bay kuu gaysaa ragse kaama celiso. Dec 13, 2025
Buur caws ah oo biyo ku agyaal baadi doonyoo bici… Dec 13, 2025
Caana daatay dabadood la qabay. Dec 13, 2025
Cabaabiba cadaab bay ka subxaanalaysataa. Dec 13, 2025
Cadawgaa looma taahee, tun ku adkay. Dec 13, 2025
Canbe laf baa ku jirta. Dec 13, 2025
Car faruurow foori gaalee? Dec 13, 2025
Carab loaad caws looma tilmaamo. Dec 13, 2025
Caruur gaalana ma aha muslinna ma aha ee waa kii … Dec 13, 2025
Ceebtaaday kow ogtahay, kun looma sheego. Dec 13, 2025
Ceesaantii arigeeda diidda orgi shisheeyaa saarta… Dec 13, 2025
Cidlo ciirsi maleh. Dec 13, 2025
Ciyi waa ka beryey. Dec 13, 2025
Col hortii baa hub la samaystaa. Dec 13, 2025
Daleel marow maradiis geed ma daarow. Dec 13, 2025
Dameeri dhaan raacday. Dec 13, 2025
Dhiil maran iyo dhiil buuxa la iskuma dhufto (Wax… Dec 13, 2025
Dhubuq-dhubuq hore dhabanahays dambey leedahay. Dec 13, 2025
Dhuumashada dhabarku muqdo dhuumasho ma aha. Dec 13, 2025
Dibi hooyo xumi, hore ma noqdo. Dec 13, 2025
Doqoni amaanay lahayn bay u rixisaa. Dec 13, 2025
Doqoni cad ciid loogu riday cay bay mooddaa. Dec 13, 2025
Doqoni hoosiis bay had mooddaa. Dec 13, 2025
Doqoni qiiq kama kacdee daamankay meer meerisaa. Dec 13, 2025
Ey is cunaysaa waraabe iskama celiso. Dec 13, 2025
Far keliya Fool ma dhaqdo. Dec 13, 2025
Fulay wax ka wadne weyn. Dec 13, 2025
Gaashaan qaad ma anbado. Dec 13, 2025
Gari ilaahay bay taqaan. Dec 13, 2025
Geel soddon qaday, saddex kuma dari waayo. Dec 13, 2025
Gobanimo waa joome. Dec 13, 2025
Guursato loo galmoon og. Dec 13, 2025
Habar roob hayo, ta kalena inuu hayey modaa. Dec 13, 2025
Hadal iyo hablaba duco la’aan bay tarmaan. Dec 13, 2025
Hadal nin badiyeyna ma wada odhan, nin yarreeyeyn… Dec 13, 2025
Hadal tuurtuur kuma sama. Dec 13, 2025
Hadal waa la kala odhan og yahay illaahayna waa l… Dec 13, 2025
Haddii lagu sheego waa lays sheelaa, haddii lagu … Dec 13, 2025
Harag sagaaro iiga kac ma ahee iiga durug ma leh. Dec 13, 2025
Heeraa wan ma eh. Dec 13, 2025
Heesta geelu waa kala horreysaa. Dec 13, 2025
Hillaac biyihiisuu muujiyaa. Dec 13, 2025
Inta gaari la doon-doonayo, ayaa goombaar wiilkee… Dec 13, 2025
Isu qabe aan loo qabin. Dec 13, 2025
Kitaab meelaan lagu fasirayn laguma furfuro. Dec 13, 2025
Layligu kasha biyihiisa ku jiruu ka didaa. Dec 13, 2025
Maba lulatee maxay leeftaa. Dec 13, 2025
Manjo dhooqo leh, kuwo dhaqanaa ka roon. Dec 13, 2025
Manjo dhooqo leh, marba mid baa la siibaa. Dec 13, 2025
Mukulaal minankeedii joogtaa miciya aar bay leeda… Dec 13, 2025
Naagi ninkay legedo kama kacdo. Dec 13, 2025
Naago abaal ha u gelin amaahse ha u diidin. Dec 13, 2025
Naago nimaan maddaxooda maja u rogin nin ma mooda… Dec 13, 2025
Naagtii caana xun dhigataa iyana ku murud la’. Dec 13, 2025
Nafeey, nin ku doona ku waa. Dec 13, 2025
Nafsi raaga rag iyo geel baa iska leh. Dec 13, 2025
Naftu orod bay kugu aamintaa. Dec 13, 2025
Nimaan dhididin ma dhergo. Dec 13, 2025
Nimaan shaqaysan shaah waa ka xaaraan. Dec 13, 2025
Nin aan dhididin ma dhargo. Dec 13, 2025
Nin fadhiya, looma saro joogsado. Dec 13, 2025
Nin ilko waa wayn haduu dhintona inuu qoslayaa la… Dec 13, 2025
Nin iyo qabkiis. Dec 13, 2025
Qalbigu laba ruux ma wada qaado. Dec 13, 2025
Qof waliba intuu cunuu ciidamiyaa. Dec 13, 2025
Qof waliba wuxuu dhigtuu dheeftaa. Dec 13, 2025
Qosol badani qoonsimaad noqoy. Dec 13, 2025
Rag gar baa kala saarta dumarna jaan. Dec 13, 2025
Rag waa arin keen iyo aqbalkeen. Dec 13, 2025
Rag wuxuu kugu bartuu kugu dilaa. Dec 13, 2025
Ragi sadex bay ku kala baxaan , wax tegay ka hadh… Dec 13, 2025
Ragu sadex waa iskaga mid Dec 13, 2025
Reer, naagbaa kaa raacda. Dec 13, 2025
Reerka meelan loo husan looma haatiyo. Dec 13, 2025
Saddex la lama dego, doqon fiiro taqaan,fulay daa… Dec 13, 2025
Salaadba waqtigeedaa la tukadaa. Dec 13, 2025
Shir looma wada uunsiyo. Dec 13, 2025
Shubaali waa biyo la bax. Dec 13, 2025
Tolkaaga iyo xaaskaaga midna looma xoog weynaado. Dec 13, 2025
Wax aqoon wax looma sheego. Dec 13, 2025
Waxaan calaf ahayna lama cuno, waxaan hed ahayna … Dec 13, 2025
Xabaallo waalid baa xoolo lagala baxaa. Dec 13, 2025
Xiiso iyo xoorba way gudhaan. Dec 13, 2025
isma hubsato aroorkeeda ka mashxaradaa la yidhaah… Dec 13, 2025
luuq luuq maraw laasim laamiguu iman. Dec 13, 2025
war xumi dugsi ma fadhiisto. Dec 13, 2025
wax walba run moodaa rag ugu liita. Dec 13, 2025
weylasha biree dibigu ha ku quustee. Dec 13, 2025

Xabaallo waalid baa xoolo lagala baxaa.

Xabaallo waalid baa xoolo lagala baxaa.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka “X”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.