Weydiin iyo Warcelin

FAQs

Sabaad.com waa bar casri ah (dijitaal) ah una sameysan qaab danabeysan oo casri ah kana koobarmaa barmaaijyo iskudhafan kuwaas oo loogu talagalay horumarinta, ilaalinta, fidinta iyo keydinta af Soomaaliga.

Waa qaamuus Af-Soomaali (digital) ah casri ahoo hal abuurkiisa ay leedahay Madsaha Sabaabd kaasoo koobaya isuna keeenaya hal abuuro iyo aragtiyo kayimid aqoonyahano iyo khubarrada Soomaaliyeed oo ku xeel dheer afka Soomaaliga.

Bogga hore ee Sabaad.com/hoyga ama bogga sabaad.com/raadi waxaad ka heli doontaa meel aad ku qori karto erayga aad rabto, kadibna waxaad heli doontaa macnihiisa iyo qeexitaankiisa.

Haa, Sabaad.com waxay leedahay qayb gaar ah oo loogu talagalay maahmaahyada Soomaaliyeed, halkaas oo aad ka heli karto maahmaahyo kala duwan iyo micnahooda.

"Erayga Maanta" Waa eray aan u soo bandhigno si maalinle, si loo barto erayo cusub iyo macnahooda.

Haa, bogga Sabaad.com/dhaqankaiyohiddaha waxay bandhigtaa/keydisaa barnaamijyo la xiriira dhaqanka iyo hiddaha, sida barnaamijka "Dhaqanka & Hiddaha" ee uu soo jeediyo Axmed Faarax Cali Idaaajaa.

Waxaad la xiriiri kartaa maamulka Sabaad.com adigoo isticmaalaya qeybta "Nagala soo xariir" ee ku jirta bogga.

Qeybta "Xarfo" waxay kuu oggolaaneysaa inaad si fudud u raadiso erayo ku bilaabanaya xaraf gaar ah, sida Shaqal ama Shibane taasoo kaa caawinaysa helitaanka erayo la xiriira.

Haa, waxaad ka heli kartaa xeerka adeegsiga bogga adigoo gujinaya linkiga "Xeerka Adeegsiga Bartan" ee ku yaal qeybta hoose ee bogga.

Haa, waxaad nagala saaxiibi karta baraheena kala duwan ee bushada ee ku jira halkan: https://sabaad.com/xariir/

Haa, Sabaad.com waxay sidoo kale bixisaa barnaamijyo la xiriira dhaqanka, hiddaha, iyo murtida iyo maahmaahyada, kuwaasoo aad ka heli karto bogaga kala duwan ee SABAAD.