Erayada 'AAG'

aag

Qeexid

Dhul ballaaran oo meel la yaqaanoku fadhiyo. Tus. “Aagga Ceelbuur waxaalaga helaa dhagax jilicsan oo burjikooyinkalaga qoro”.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l.u

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

u (urur) — urur (collective)

Qeyb: naxwe

aagaan

Qeexid

(-nno, m.l/dh) Weel yar oo waxlagu shuban karo oo haamaha lagu aabburo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

aagaan

Qeexid

(-aamo, m.l) Haan yar oobiyaha ama caanaha lagu shubto.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

aagga-qabow

Qeexid

(-gag-qabow, m.l) (jool.)Soohdinta dhulka dushiisa ee kala soocdahawo qabow iyo hawo diiran. Hawadaqabow ayaa hoos ka cadaadisa tan diirran.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l