Erayada 'AAH'

aah

Qeexid

Cod yar oo qof xanuun hayo ka soobaxa. ld ah2.

Qaabnaxweed & Naxwe

e.d

e (Erey) — Erey (word)

Qeyb: naxwe

aaho

Qeexid

(-ooyin, m.l) Dhiibato weyn ooabaar ama cudur ay keenaan oo guud ahaansaameya naflay badan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh