Erayada 'AAL'

aal

Qeexid

Aashay, -aa, -iis iwm: si aandegdeg iyo fudayd toona ku jirin; aayar,tartiib, qunyar. Tus. “Ciise aashiis buuhadlaa”.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh.fk

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

fk (Falkaab) — Falkaab (adverb)

Qeyb: naxwe

Labdhedig

(-aa,-iis)

aal

Qeexid

(f.g) Wax meelgo'an ku sugnaansho.

(f.mg) Ka a.: fal kudhaqaaqiddiisa deyn. ld ool2, oollow.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

g (Gudbe) — Gudbe (transitive)

Qeyb: naxwe

aalaa

Qeexid

aalaa fk. Inta badan, marar badan, badanaa.Tus.”Aa. ma yimaado saacadahaan”.

aalad

Qeexid

Qalab mashiin lehoo wax lagu qabsan karo.

Qalab lagudagaallamo; hub.

Qalabka dumarku ayqaataan ee isku qurxiyaan mid ka mid ah.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

Tusaale

““Kombiyuutarku waa aa. cusub oocilmibaarista fududaysay”.”

aalad-kabniin

Qeexid

(-do-kabniin, m.l) (daaw.) Aalad adag oo lagu kabo addimadaama meel kale oo jirka ka mid ah marka ayjabaan ama kala baxaan. Waxay kasameysantahay balaastig ama faashad laguqooyey wax loo yaqaan “plaster of Paris”waxaana lagu dhejiyaa meesha jaban sidhaqdhaqaaqa looga celiyo lafaha la isukeenay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

aaladee

Qeexid

Waxqalabeyn.

Wax qurxin.

Ciidan hubayn.4. Cunto si ay caraf iyo dhadhan u yeelatogeedo ku darid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

aaladeyn

Qeexid

eeg aaladee.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

aaladeysan

Qeexid

Wax laqalabeeyay ahaansho.

Wax la qurxiyayahaansho.

Wax la hubeeyay ahaansho(ciidan).

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg4

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

aaladeysnaan

Qeexid

eeg aaladeysan. ldaaladeysnaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

aaladeysnaansho

Qeexid

/dh ld aaladeysnaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

aale

Qeexid

Geed lugtool ahaan u baxa, sidaqasabka, galleyda, maseggada, qaysaraantaiwm.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

aalkol

Qeexid

Dareere aan midab lahayn oo dabkaqabsan og, boogahana lagu dhaqo. ldaalkolo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

aalkolo

Qeexid

ld aalkol.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

aallid

Qeexid

ld oollid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

aalo

Qeexid

Lo'da inteeda aan weli gaarinda'dii ay rimi ama wax rimin lahayd.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh.u

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

u (urur) — urur (collective)

Qeyb: naxwe