Dooro nooca xarafka 'A':
Erayada 'AAN'
aan
Qeexid
Magacuyaal tilmaama qofkakoowaad ee kelida ah (hadlaha ama waxqoraha).
ld aannu.
Qaabnaxweed & Naxwe
mu.dhm.y
mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)
Qeyb: naxwe
dhm (Dhimman) — Dhimman (clitic)
Qeyb: naxwe
y (yeele) — yeele (subject)
Qeyb: naxwe
Tusaale
““Meel aan ku nasto ayaandoonayaa””
Wadaag:
aan
Qeexid
Qurub tilmaamaya in weertutahay weer diidmo, weer xor ah ama midaanahayn tu ay tahayba. Tus. “Miyaan fadhigiila qaban?”, “Yaan lacag la siin!”, “Wiilka aanimaanini waa Cali”. ld an.
Qaabnaxweed & Naxwe
qr.diid
qr (qurub) — qurub (particle)
Qeyb: naxwe
diid (Diidmo) — Diidmo (negation)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
aanayn
Qeexid
eeg aanee.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
aanaysad
Qeexid
ld aanaysasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
aanaysasho
Qeexid
eeg aanayso. ld aanaysad,aanaysi.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
aanaysi
Qeexid
Godob u raadsi.
Xigtaysi. ldaanaysasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
aanayso
Qeexid
Godob uraadsasho.
Qaraabannimo amasaaxibnimo awgeed cid u xigsasho (qof).
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
g (Gudbe) — Gudbe (transitive)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
aanee
Qeexid
(f.g) U aa.:cid, cid kale oo dakano ka gashay ka gudid.
(f.mg) U aa.: wax dhacay cid ku tuhmid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
g (Gudbe) — Gudbe (transitive)
Qeyb: naxwe
Tusaale
““Waxyeelada baabuurka gaartay waxaaloo aaneynayaa taxaddar la'aanta shufeerka”.”
Wadaag:
aannu
Qeexid
Magacuyaal tilmaamayaqofka koowaad ee wadarta ah (marka lagareebo lala hadlaha). Tus. “Xafiiska aannuaragnay waa xafiiskaada cusub”. ld aan1.
Qaabnaxweed & Naxwe
mu.dhm.y
mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)
Qeyb: naxwe
dhm (Dhimman) — Dhimman (clitic)
Qeyb: naxwe
y (yeele) — yeele (subject)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
aano
Qeexid
Dhibaato hore oo ciddii loo geystayaanay illaawin; godob; utun; dakano.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: