Erayada 'ABE'

abeer

Qeexid

A.ah: qaalin geel ama lo'aadoo waqtiigii ay rimi lahayd gaartay laakiinaan dhowr da'ood dhalin.

A.ah: neefdhaddig oo aad u shilis; gool. ld ameer.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh.u

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

u (urur) — urur (collective)

Qeyb: naxwe

abeesabbadeed

Qeexid

Nooc mallay badeedkala mid ah oo abeesada u eg.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh.u

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

u (urur) — urur (collective)

Qeyb: naxwe

abeesajilfaaley

Qeexid

Abeeso aad u weyn oobakeylaha, sagaarada iyo ugaarta yaryar liqda.ld abeesojufaaley.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

abeesalugaley

Qeexid

Berribiyood afar addin,dabo dheer iyo harag leh oo yaxaaska u eg,kana jurmi yar; masalugaley; riyanuug.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh.u

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

u (urur) — urur (collective)

Qeyb: naxwe

abeesaxambaar

Qeexid

Aah: ilmo ku jiramarxaladdii gurguurashada.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

abeeso

Qeexid

(-ooyin, m.l) Nooc halaqa ka midah, halis ah, gaabiya oo leh madax weyn,barabaro iyo neef ay isku difaacdo oo hadbaciidda ay ku nooshahay midabkeeda yeelato.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

abeesojufaaley

Qeexid

ld abeesajilfaaley.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

abeesow

Qeexid

Cudur maqaarka dadka ku dhacaoo u yeela barbaro kuwa abeesada u eg.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l