Erayada 'ABG'

abguri

Qeexid

Abeeso aad u weyn oo waxaraha,bakaylaha, sagaarada iwm. liqda.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh