Dooro nooca xarafka 'A':
Erayada 'ABH'
abhi
Qeexid
Qof maaggan in uu ciddhibaateeyo ereyo uu ku qaboobo ku dhihid.ld ahbi.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
abhin
Qeexid
eeg abhi. ld abhis, ahbin, ahbis.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
abhis
Qeexid
ld abhin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: