Dooro nooca xarafka 'A':
Erayada 'ABL'
abla
Qeexid
abla'ablayn m.dh (-no, m.dh) Barashadaaragtida, jaraynta, iyo xeerarka kala soociddanaflayda kuwii dabar go'ay iyo kuwa haddajooga.
Wadaag:
ablaawe
Qeexid
Qof aanciddii uu ka soo farcamay la aqoon.
Qofaan meher ku dhalan; wacal; garac.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ablayneed
Qeexid
ablayneed, inkastaoo mararka qaarkood laraaciyo noolayaasha hoose ee boqortooyadaborotista. Inta badan haddaba, kooxahaboqortooyadan waxa loo aqoonsanyahayqaybaha abla-ablayneed.
Wadaag:
abley
Qeexid
(-eeyo, m.dh) Billaawe weyn oodhererkiisu yahay qiyaastii soddon sintimitir.ld amley.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: