Dooro nooca xarafka 'A':
Erayada 'ABQ'
abqaad
Qeexid
(-do, m.l) (baay.) Ka rujintageedka laga rujiyo meel ee la geeyo meel kale.Tus. “Ka saaridda geed dheri lagu beeray eeloo wareejiyo dhulka”.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
abqo
Qeexid
Miro dhuuban, galoolan, dhexdainiino ku leh, quracu bixiyo oo xooluhucunaan; dhameel. ld aqbo, qabco.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh.u
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
u (urur) — urur (collective)
Qeyb: naxwe
Wadaag: