Erayada 'ABS'

absaxan

Qeexid

Waalid, isir, ab.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l.u

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

u (urur) — urur (collective)

Qeyb: naxwe

abshir

Qeexid

War wanaagsan oo farxad leh.

Dariiq toosan oo kheyr lagu gaaro.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

Tusaale

““Abshirta Alle hana waafajiyo”.”

absiisa

Qeexid

(xis.) Kulanka-x oo barbarro ahaanloogu cabbiro dhidibka-x ee habdhiskakulanka kaartis.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l