Erayada 'ABW'

abwaan

Qeexid

Buug ama buugagtaxane ah oo laamaha aqoonta oo dhami kuuruursanyihiin.

Nin curin iyo hal-abuursuugaaneed leh.

A. ah: nin garasho aqoon iyo waaya-aragnimo dheeraad ah leh.4. (riw.) Qof riwaayadaha curiya.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

abwaanad

Qeexid

Haweeney curiniyo hal-abuur suugaaneed leh.

A. ah:haweeney garasho, aqoon iyo waaya aragnimo dheeraad ah leh.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

abwaannimo

Qeexid

Abwaan ahaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh