Erayada 'ABY'

abyamid

Qeexid

ld abyan1 (2).

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

abyan

Qeexid

Garasho ama dareen, wax silloonama lala yaabo, ay dhaliyaan; amakaag;ashqaraar.

ld abyamid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

abyan

Qeexid

(-amay, -antay; -ami) Ka a.:wax aad ula yaabid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Labdhedig

(-antay)

abyanaha

Qeexid

abyanaha logaridam m.l (xis.) Qayb ka mid ahlogaridamka tiro ee ah abyoonaha ku yaallabidixda barta tabanlaha ee ku jirtalogaridamka.

abyane

Qeexid

abyane huban m.l (-nayaal ..., m.l/dh) (xis.)Jawaabta abyanka fansaar kasta ee haldoorsoome f(x), ee u dhexeeya laba qiime oomagacaaban ee x: x, iyo x2.

abyin

Qeexid

(-nno, m.dh) (xis.) Habka laguraadiyo abyanku huban ama aan hubanayn.Abyintu waa weydaarka xigsinaynta. Tusaaleahaan, haddii f(x) ay tahay fansaarka ee x oomarka la diiro ku siisa f(x), markaa F(x) waxala yiraahdaa abyin ama lidka diirane ee f(x).

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

abyin-jeexeed

Qeexid

(-dyo, m.dh) (xis.) Hab lagusammeeyo abyinaynta taranka laba fansaariyada oo la adeegsanaayo jidka: u (dv/dx)dx =uv - v (du)dx, oo loo adeegsan karoqiimeynta abyinka ee taran.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

abyineed

Qeexid

abyineed huban m.l eeg abyan huban.

abyineed

Qeexid

abyineed aan hubnayn m.l (xis.) Abyanka aanhubanayn ee fansaarka f(x) waa fansaar F(x)oo diiranihiisu leegyahay f(x). Waxa kale ooloo yaqaan lidka diirane; abyineed.

abyineed

Qeexid

abyineed huban m.l eeg abyan huban.

abyood

Qeexid

Ku a.: ficil islaweyni iyo xadgudub leh cid kula kicid;gardarreysi qof.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

abyoone

Qeexid

(-nayaal, m.l/dh) (xis.) Urur kakooban tirooyinka idil ee togan iyo kuwataban; 0, 1, 2, 3, 4, ... Abyooneyaasha toganee 1, 2, 3, 4,... waxa lagu magacaabaatirooyinka tirsiimo ama kuwa wax lagutirsado.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l