Erayada 'ACU'

acuudu-billaahi

Qeexid

Eray Eebbe looga magangalo wixii la sharaysto. ld cawdu-billaahi.

Qaabnaxweed & Naxwe

e.d

e (Erey) — Erey (word)

Qeyb: naxwe

acuudu-billaysad

Qeexid

ld acuudu-billaysasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

acuudu-billaysasho

Qeexid

eeg acuudu billeyso. ld acuudu-billeysad, acuudu billeysi, cawdu-billeysad acuudu-billeysi m.l ld acuudu-billeysasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

acuudu-billeyso

Qeexid

Ka a.:wax shartooda Ilaah ka magan gelid. ldcawdu-billeyso.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe