Erayada 'ADE'

adeeg

Qeexid

Hadal aan qornayn oo cid loodhiibo si ay cid kale u gaarsiiso, farriin.

Shaqa hoosaad laga qabto guryaha iyoxafiisyada oo aan u baahnayn xirfad gaar ah.

Waxyaabahadaruuriga ah ee qoys maalin suuqa ugabaahanyahay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

Tusaale

““Adeeggii buu diidey”.”

adeeg

Qeexid

Ka a.: xafiis, gurimakhaayad iwm hawl hoosaad ka qabasho.

Ka soo a.: waxyaabo daruuri ah ee qoysmaalin suuqa uga baahanyahay soo iibin.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

adeegasho

Qeexid

eeg adeego.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

adeege

Qeexid

(-gayaal, m.l/dh) Qof dadka uadeega.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

adeegid

Qeexid

eeg adeeg2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

adeego

Qeexid

Cuntomaalmeed suuq ka soo iibsasho.

Hawlkeligii qabsasho (qof).

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

adeegsad

Qeexid

ld adeegsasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

adeegsasho

Qeexid

eeg adeegso. ld adeegsad, adeegsi.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

adeegsi

Qeexid

ld adeegsasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

adeegso

Qeexid

(f.g) Cidadeeg u dirsasho.

(f.mg) U a.: waxsamayntooda qalab ama wax kale uisticmaalid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

g (Gudbe) — Gudbe (transitive)

Qeyb: naxwe

Tusaale

““Baaritaanka dhiiggakombiyuutar ayaa loo adeegsadaa”.”

adeegto

Qeexid

(-ooyin, m.l) Haweenay shaqohoosaad ka qabata guryaha, xafiisyada iwm.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

adeer

Qeexid

Nin waxa uu u yahay ilmaha walaalkii dhalay.

Hab xurmo lehoo qof da'weyn loogu yeero.

(u.j) adeerow! 4. (u.j) wiilka aan adeerka u ahayow!;gabadha aan adeerka u ahayey!

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

adeernimo

Qeexid

Adeer ahaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

adeeryo

Qeexid

(-ooyin, m.l) Goodirka midkiisadheddig. ld aadeer.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh