Erayada 'ADH'

adhaxle

Qeexid

(baay.) Faylam xayawaan oo lehadhax duleed oo ay dhexda ugu jirtoxangulle dareen wade, heerarkooda kobcintaqaarkood waxay leeyihiin adhax dabacsan iyodalool waafiyeed oo u furan dalqada. Waxajira faylam hooseed, kuwaas oo kan uguweyn loo yaqaan lafdhabarley. ld araxle.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l.u

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

u (urur) — urur (collective)

Qeyb: naxwe