Erayada 'ADI'

adi

Qeexid

ld adiga.

Qaabnaxweed & Naxwe

mu.eb

mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)

Qeyb: naxwe

eb (Ebyoon) — Ebyoon (independent)

Qeyb: naxwe

adiga

Qeexid

Magacuyaal tilmaamaya qofkalabaad ee kelida ah (lala hadlaha). ld adi.

Qaabnaxweed & Naxwe

mu.eb

mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)

Qeyb: naxwe

eb (Ebyoon) — Ebyoon (independent)

Qeyb: naxwe

adinayn

Qeexid

(-no, m.dh) (baay.) Mid ka midah kuwa ugu muhiimsan beysaskanukliyootaydhada DNA iyo RNA.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

adiyo

Qeexid

Magacuyaalka qofka labaad oo kakooban 'adi' iyo 'iyo'.

Qaabnaxweed & Naxwe

mu.eb

mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)

Qeyb: naxwe

eb (Ebyoon) — Ebyoon (independent)

Qeyb: naxwe