Dooro nooca xarafka 'A':
Erayada 'ADO'
adoo
Qeexid
Magacuyaalka qofka labaad oo kakooban 'adi' iyo 'oo'.
Qaabnaxweed & Naxwe
mu.eb
mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)
Qeyb: naxwe
eb (Ebyoon) — Ebyoon (independent)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
adooga
Qeexid
Aabbe.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: