Erayada 'AF'

af

Qeexid

Xubinta nafleydu ay waxku cunto oo bushimaha, carrabka iyo ilkuhuay ku yaalliin.

Dhinaca ay middidu waxgoyso.

Waddo, tog, xarig iwm dacalka ayka bilowdaan. 4. Wax guda leh meesha waxlooga shubi ama gelin karo. 5. A. leh: sidafiican ee birta la adeegsadaa wax u goyso.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

af

Qeexid

(nax.) Hadal ay bulsho uadeegsato sidii ay isku wargaarsiin lahayd,luqad.

A. guud: af ka dhexeeya ummadisku qaran ah, waxaana loo adeegsadaa siibaxagga warbaahinta iyo waxbarashada; a.qoraal: qaab afeedka la adeegsado marka waxla qorayo, kaasoo u dhow ama la xariiraqaabka suugaanta, sidaa daraaddeed wuu kaadagyahay, siiba xagga weereynta, qaabkaafka ee tiraab ahaan loo adeegsado; a.tirabeed: qaab afeedka la adeegsado marka sicaadi ah loo hadlayo; a. maldahan: hadaldaboolan oo duluc ama ujeeddo kale ay kudhex qarsoontahay; wuxuuna xallad u yeelasiiba hadalka suugaanta.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

afaaf

Qeexid

(afaaf, m.dh) Meesha furan ee aqal,xero iwm laga galo ama laga baxo; kadin;irrid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

afacaayil

Qeexid

eeg ficil.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh.w

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

w (wadar) — wadar (plural)

Qeyb: naxwe

afaggaal

Qeexid

/dh Toddobada xiddigood ooroqaha ah tan ugu dambaysa, una dhexeysanuguushicad iyo naafcadde.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

afar

Qeexid

Tirada saddexda iyo shanta udhexayso; “4”.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh.t

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

t (tiraale) — tiraale (numeral)

Qeyb: naxwe

afar-jiho

Qeexid

(juqr.) Afarta geesood eemuhiimka ah ee kambaska: woqooyi,koonfuri, bari iyo galbeed.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

afar-madaxle

Qeexid

(c.nafl.) Muruqyada uguwaaweyn ee lugta fidiya midkood, wuxu kuyaal bowdada.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

afaraad

Qeexid

/dh.t.j Tirada jagaale, keeda udhigma afarta. ld afraad.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

afardhegood

Qeexid

Sagaarada lab ee kolkaasu soo baxeen geeso la arki karo oo kolkaa lamoodo in ay afar dhegood leedahay.

Fallaar dhegtiiba laba tarfaaq leedahay,ama afar geesood oo geeskiiba dheg leeyahay.

Digir markaa soo baxday oo afarcaleemood leh.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

afaree

Qeexid

Tiro afar kadhigid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

afareyn

Qeexid

eeg afaree. ld afareys.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

afareys

Qeexid

ld afareyn.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

afareysad

Qeexid

ld afareysasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

afareysasho

Qeexid

eeg afareyso. ld afareysad,afareysi.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

afareysi

Qeexid

ld afareysasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

afareyso

Qeexid

Tiro afar kadhigasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

afarfaallow

Qeexid

Qof aan faalka aad u aqoon.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

afarfoolle

Qeexid

Ilmo yar oo ay u soo baxeenafartii ilig oo ugu horreysay, oo ah afartafool.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

afargees

Qeexid

(-syo, m.dh) Shaxan joometeri ahoo afar dhinac oo isle'eg leh.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l