Erayada 'AFC'

afcaal

Qeexid

eeg ficil2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh.w

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

w (wadar) — wadar (plural)

Qeyb: naxwe

afcaan

Qeexid

(afaf-caan, m.l) (c.af) Luqaddacaadiga ah oo looga hadlo ama laga fahmodhul ballaaran, dadyow kala duwanna ay kuhadli karaan ama fahmi karaan inkasta oouusan ahayn afka waddaniga ah. AfInqiriisku waa af-caamka ugu muhiimsan,oo ay ku hadlaan fahmaanna in ka badandunida nuskeed.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

afcadde

Qeexid

Wan weyn oo jabsaday.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

afceli

Qeexid

Ka a.: cid cid kaleoo aaney af garanayn uga turjumid.

Qofxurmad kaa mudan si uusan jaclaysan uguwarcelin; afnaq.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

afcelin

Qeexid

eeg afceli. ld afcelis.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

afcelis

Qeexid

ld afcelin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

afceliso

Qeexid

Naagturjubaanad ah.

Naag dadka ku afnaqdo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

afceliye

Qeexid

Nin turjubaanah.

Nin dadka ku afnaqo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

afcuug

Qeexid

/dh (-gyo, m.dh) Dhul beereed aanweli si wacan loo geed qaadin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l