Erayada 'AFH'

afhaye

Qeexid

Turjubaan;afceliye.

Qof ku hadla magaca koox, dad,ummad iwm. ld afhayeen.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

afhayeen

Qeexid

ld afhaye.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l