Dooro nooca xarafka 'A':
Erayada 'AFK'
afkaar
Qeexid
eeg feker1.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh.w
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
w (wadar) — wadar (plural)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
afkalahayn
Qeexid
Yaab aad u badan; amakaag.ld afkalahays.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
afkalahays
Qeexid
ld afkalahayn.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
afkalaqaad
Qeexid
ld afkalaqaadid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
afkalaqaadid
Qeexid
Afkalaqaad.
Afka oo lakala qaado; hadlid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
afkatoob
Qeexid
Nooc kalluunka ka mid ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
afkulleeble
Qeexid
A. ah: qof habaarkiisu kaco.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
afkullibaaxle
Qeexid
Nooc kalluunka ka mid ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
afkuxaarre
Qeexid
(-rrayaal, m.l/dh) Qof cay badan oo aan hadalka u miidaandeyin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
afkuxuuble
Qeexid
(-layaal, m.l/dh) Ilmo geel ooisaga oo aan dhammays ahayn nolol kudhashay.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: