Dooro nooca xarafka 'A':
Erayada 'AFL'
afla
Qeexid
afla' m.dh 1. Ciyaarta jarta marka qof godbannaan oo uu xoolihiisa u raro waayo.2. Middi a.: midda aan wax goynayn.
Wadaag:
aflaam
Qeexid
eeg filin. ld.aflaan
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh.w
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
w (wadar) — wadar (plural)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
aflaan
Qeexid
eeg filin. ld.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh.w
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
w (wadar) — wadar (plural)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
aflaggaaddee
Qeexid
Hadalaflaggaaddo ah cid u jeedin.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
aflaggaaddeyn
Qeexid
eeg aflaggaaddee.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
aflaggaaddo
Qeexid
(-ooyin, m.l) Hadal qadafah oo cid lagu yiraahdo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
aflaw
Qeexid
(-wyo, m.dh) Qof ilkaha qaar kamaqanyihiin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
aflax
Qeexid
ld aflixid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
aflax
Qeexid
Qalinjebin(dugsi quraan).
Waxbarasho heer wacanka gaarid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
aflaxaad
Qeexid
ld aflixid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
aflixi
Qeexid
Cid, wax barasho heerwacan ka gaarsiin.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
aflixid
Qeexid
ld aflax1, aflaxaad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
aflixin
Qeexid
eeg aflixi. ld aflixis.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
aflixis
Qeexid
ld aflixin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: