Erayada 'AFY'

afyaal

Qeexid

Hoggaamiye; horyaal.

Qof cidu qaabbilsan soo dhoweynta.

Aftahan.4. Oodafo. 5. Mir ka duwan iniinahatusbaxa, dheer, oo soo ooda taxa tusbaxa.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

afyaqaan

Qeexid

Qof cilmigaafafka aqoon u leh.

Qof codkar ah.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

afyar

Qeexid

Nooc kalluunka ka mid ah.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

afyuub

Qeexid

(-bab, m.l) Bayd faal, oo madaxaiyo tan manjaha ka sarreysa min hal ka ah,manjaha iyo tan madaxa ka hooseysana minlabo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

afyuun

Qeexid

Geed-ubax oo dhacaankiisa lagasameeyo mukhaaddaraad.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l