Erayada 'AHL'

ahlan

Qeexid

Nabaday!

Qaabnaxweed & Naxwe

e.d

e (Erey) — Erey (word)

Qeyb: naxwe

ahlunaar

Qeexid

Qof cadaab mutaystay. ldahalunnaar, ehelunnaar.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l