Erayada 'AJE'

ajee

Qeexid

(ajeeyay, ajaysay) Biyo ajo ka dhigid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

ajeendo

Qeexid

Xusuusqor.

Arrin duluc gaar ah ka hadlaysa oo loogadoodo shir iwm.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

ajeyn

Qeexid

eeg ajee.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh