Dooro nooca xarafka 'A':
Erayada 'AJN'
ajnebi
Qeexid
Nin aan u dhalan dalka uu joogo;shisheeye.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ajnebiyad
Qeexid
Dumar aan u dhalan dalka ayjoogto.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: