Erayada 'AKA'

akademiye

Qeexid

Maamul ka koobanaqoonyahanno oo loo xilsaaray kor uqaadidda aqoonta, fanka iyo dhaqankabulshada.

Dugsi sare oo qaabilsan carbiskaciidamada. ld akademiyo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

akademiyo

Qeexid

ld akademiye.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh