Erayada 'AKS'

akson

Qeexid

(-no, m.dh) (c.nafl.) Qaybta dheer ee miiqan ee unugga dareen wadka. Waxayka soo qaaddaa unugyo dareen wade, dareenwadaha unugga jidhka, iyada oo ugudbinaysa organka dhaqdhaqaaqa amamaskaxda.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l