Erayada 'ALD'

aldhihaydh

Qeexid

(-dhyo, m.dh) (kiim.) Qayb kamid ah iskudhisyada oorgaanikada ah eenoocoodu yahay -C-H; halkaas oo R aytahay koox alkayl ama arayl ah.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l