Erayada 'ALG'

algoordan

Qeexid

(-amo, m.dh) (xis.) Ururqaanuunno ah oo hagaag u qeexan, loonaadeegsado furfirista mas'alad iyada oo laqaadayo tallaabooyin tiradoodukoobantahay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l