Erayada 'ALI'

alif

Qeexid

Xarafka ugu horreeyafarta Carabiga.

Alifba'.

Astaan alifka ueg oo xoolaha lagu sunto. 4. (alfaan, m.dh) Darajo la siiyo sarkaalxigeenka.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

alifaatig

Qeexid

(-gyo, m.dh) (kiim.) Iskudhisorgaanig ah oo ah alkeyn, alkiin, ama alkayniyo faracooda. Iskudhisyada alifaaligga ahbadidoodu waxay leeyihiin dhis silsiladfuran, hasayeeshe qaarkood, sidasaykalohigseyn iyo sukurows, waxay leeyihiingiraamo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

alifba

Qeexid

alifba' m.dh Xuruuf af lagu qoro oo ka koobanshaqallo iyo Shibbanayaal; alif. ld alif.

alifle

Qeexid

(-layaal, m.l/dh) Qof ciidankaqalabka sida ka mid ah oo darajadiisu hal aliftahay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

alifley

Qeexid

Carruur dugsi ku jirta ooalifka dhigata.

Ciidamada inta alif sidata.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh.u

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

u (urur) — urur (collective)

Qeyb: naxwe

aliil

Qeexid

(-lo, m.dh) (baay.) Mid ka mid ah muuqaallada talantaalliga ah ee hiddo side.Noolayaasha badankoodu waxay leeyihiinlaba aliil oo midba hiddoside ka yimid(midba waalid ka yimid), kaas oo ku jirakoromosoomyo iskumid ah. Hal aliilbadanaa waxa uu shiiqiyaa ka kale oo looyaqaan shiiqsane, kaas oo ay ka baxaanastaamaha u gaarka ah noolahaas.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

aliindi

Qeexid

Dhar gacanta lagu sameeyo, adag,midabbo iyo noocyo badan leh, ooSoomaaliya lagu sameeyo. ld iliindi.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l