Dooro nooca xarafka 'A':
Erayada 'ALJ'
aljebra
Qeexid
(xis.) Laan ka mid ah xisaabta oolagu barto habdhisyada tirooyinka iyoastamahooda guud ahaan. Waxa laadeegsadaa xuruufo ama summado u taaganxaddiyada, iyo astooyin u taagan iskuxiriddaxaddiyada ama tirooyinka.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
alji
Qeexid
(-iyo, m.dh) (baay.) Qayb badan ooka duwan dhirta yar yar, hase yeesheecagaariye leh (footoosintasis) cuntadiisa kusamaysan kara, kuna nool sabo biyood iyodhulka saxansaxada leh. Geedkani waxa uunoqon karaa hal unugley ama unugyobadane. Isaga oo yeelan kara qaababkan:miiqaq, wareegsan ama saxan u eg. Aljigahadda looma aqoonsana koox abla
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.u
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
u (urur) — urur (collective)
Qeyb: naxwe
Wadaag: