Dooro nooca xarafka 'A':
Erayada 'ALK'
alkaali
Qeexid
(-iyo, m.dh) (kiim.) Beys xoogganoo biyaha ku milma. Ereygani wuxuutilmaamayaa haydarogsaydhada biraha alkali(ururka I) oo keliya, hasayeeshee sida caamkaah waxaa loo isticmaalaa beys kasta oomilma.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
alkahool
Qeexid
H.Alkahoollada waxa lagu kala sooci karaadabeecadda kaarboon atamka ay kudhegsanyihiin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
alkayn
Qeexid
(-no, m.dh) (kiim.) Koox ka tirsanhaydarokaarboonnada aan dheregsanayn;loona yaqaan sitayliinno. Waxay wadaagaannaanaysta guud ee C H-na waa abyoone.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
alkeyn
Qeexid
(-no, m.dh) (kiim.) Noochaydarokarboon ah oo leh naaneysta guud eeC H . Alkeynadu waa iskudhisyo baahan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
alkiin
Qeexid
(-no, m.dh) (kiim.) Noochaydarokarboon ah oo leh naaneysta guud eeC H . Alkiinada (oo hore loo oran jirayolifiino) waa iskudhisyo aan dheregsaneyn ooleh dabar lammaan oo kaarboon-kaarboonah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
alkohooliisam
Qeexid
(daaw.) Xaalad bukaanshoka timid u barashada aalkohoolka ee qofka,taas oo haddii si kadis ah looga joojiyo keenikarta calaamado: sida gariir, xasilloonila'an,halluujineeshinis iyo qalbi jab.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
alkuman
Qeexid
(-unnay,-unnantay; -unni) Wax la alkumay noqosho (gabar).
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-unnantay)
Wadaag:
alkuman
Qeexid
Wax laalkumay ahaansho (gabar).
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
alkumasho
Qeexid
eeg alkumo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
alkume
Qeexid
Abuure ah,wax uuma.
Iilaah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
alkumid
Qeexid
eeg alkun3.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
alkumo
Qeexid
Gabadh guurlaga doonayo reerkooda weyddiisasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
alkun
Qeexid
(-nno, m.dh) Nin ay gabadh udoonantahay.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
alkun
Qeexid
(-mo, m.l) Gabadh nin udoonan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
alkun
Qeexid
Wax aanhoree u jirin abuurid.
Ka a.: wax kale kasoo saarid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
alkunmid
Qeexid
eeg alkuman1.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
alkunnaan
Qeexid
ldalkunnaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
alkunnaansho
Qeexid
/dh ld alkunnaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: