Erayada 'AMI'

amiiba

Qeexid

(-booyin, m.l) (baay.) Duul katirsan borotosowa, jidhkooduna leeyahay soobaxyo aan joogto ahayn oo loo yaqaannoaddimobeenaadyo. Kuwaas oo ay uisticmaalaan socodka iyo quudashada taas ookeenta in qaabka jidhkoodu si joogto ah iskubeddelo. Sinjiyada amiibada badankooduwaxay si xor ah ugu dhex noolyihiin carrada,dhooqada ama biyaha halkaas oo ay kaquutaan borotosowaha yaryar iyo dhirta kaleee unugleyda ah, laakiin tiro yar ayaa dulinah.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

amiino

Qeexid

amiino asiidh m.l (-dhyo, m.dh) (baay.) Kooxka mid ah iskudhisyada orgaanikada ah eebiyaha ku milma ee wada leh kooxkaarboogsayl (-COOH) iyo amino (-NH2)oo ku dhegsan alfa kaarboonatam. Dhirtaiyo noolayaal ili-ma-aragtay ah oo badanayaa amino asiidhyada ka samayn karaiskudhisyo sahlan oo aan orgaanig ahayn,laakiin xayawaanku waxay ka helaan in kufilan oo quudkooda ah.

amiino

Qeexid

(-ooyin, m.l) (kiim.) Kooxiskudhisyo orgaanig ah oo biyaha ku milma,lehna kooxaha kaarbogsayl (-COOH) iyoamiino (-NH) oo ku dheggan kaarboonkaalfa.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

amiino

Qeexid

amiino asiidh m.l (-dhyo, m.dh) (baay.) Kooxka mid ah iskudhisyada orgaanikada ah eebiyaha ku milma ee wada leh kooxkaarboogsayl (-COOH) iyo amino (-NH2)oo ku dhegsan alfa kaarboonatam. Dhirtaiyo noolayaal ili-ma-aragtay ah oo badanayaa amino asiidhyada ka samayn karaiskudhisyo sahlan oo aan orgaanig ahayn,laakiin xayawaanku waxay ka helaan in kufilan oo quudkooda ah.

amiir

Qeexid

Waxaruhu marka ay ka go'aannaaska hooyadood oo ay gooni u daaqaan;aaran.

ld ammiir.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

amiirnimo

Qeexid

ld ammiirnimo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh