Erayada 'AMN'

amnac

Qeexid

A. ah: waqti aad u kulul oo baadkaiyo biyuhuba yaryihiin; abaar xun.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

amni

Qeexid

Nabad, nabadgelyo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l