Erayada 'ANE'

aneexo

Qeexid

(bot.) Geed nagaar faalala oo lehcaleemo yaryar oo xanaf leh iyo mirokulkulucsan oo la cuno. ld uneexo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh.u

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

u (urur) — urur (collective)

Qeyb: naxwe

anemoomitir

Qeexid

(-rro, m.dh) ld animoomitir.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l