Erayada 'ANH'

anhaydaraydh

Qeexid

(-dhyo, m.dh) (kiim.) Iskudhiska sameysma marka biyo laga saaromid kale. Ogsaydho bir-ma-ahayaal ah oobadan ayaa ah asiidho anhaydaraydh ah:tusaale ahaan CO waa anhaydaraydhka HCO ; SO waa anhaydaraydhka H SO.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l