Erayada 'ANI'

ani

Qeexid

ld aniga.

Qaabnaxweed & Naxwe

mu.eb

mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)

Qeyb: naxwe

eb (Ebyoon) — Ebyoon (independent)

Qeyb: naxwe

aniga

Qeexid

Magacuyaal tilmaamaya qofkakowaad ee kelida ah oo ebyoon ah (hadlahaama qoraha). ld ani.

Qaabnaxweed & Naxwe

mu.eb

mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)

Qeyb: naxwe

eb (Ebyoon) — Ebyoon (independent)

Qeyb: naxwe

animoomitir

Qeexid

(-rro, m.dh) (fiis.) Qalab lagucabbiro xawaaraha iyo jihada dabaysha iyadaoo halbeeggu yahay intaas oo maylsaacaddiiba ama intaas oo mitir ilbiriqsigiiba.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

aniyo

Qeexid

Macacuyaalka qofka kowaad ooka kooban 'ani' iyo 'iyo'.

Qaabnaxweed & Naxwe

mu.eb

mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)

Qeyb: naxwe

eb (Ebyoon) — Ebyoon (independent)

Qeyb: naxwe