Erayada 'ANN'

anna

Qeexid

Magacuyaal qofka kowaad oo kakooban 'ani' iyo 'na'.

Qaabnaxweed & Naxwe

mu.eb

mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)

Qeyb: naxwe

eb (Ebyoon) — Ebyoon (independent)

Qeyb: naxwe

anna

Qeexid

ld annaga.

Qaabnaxweed & Naxwe

mu.eb

mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)

Qeyb: naxwe

eb (Ebyoon) — Ebyoon (independent)

Qeyb: naxwe

annaaniyad

Qeexid

(-do, m.dh) (c.naf.)Mowqifka ama dabeecadda ku tusaysa in aadadiga is muujisid naftaada keliya, ama aadaaminsantahay in aad ka muhimsantahaydadka kale, adigoo aan xaqiiqsan, mudnaangaar ahna aad is siisid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

annaga

Qeexid

magacuyaal tilmaamaya qofkakowaad ee wadarta ah oo ka baxsan kuwalala hadlayo ama wax loo qorayo. ld anna2.

Qaabnaxweed & Naxwe

mu.eb

mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)

Qeyb: naxwe

eb (Ebyoon) — Ebyoon (independent)

Qeyb: naxwe

annilliida

Qeexid

(-ooyin, m.l) (baay.) Faylam kamid ah laf dhabarla'da oo ka koobangoryaanno maraaraysan, tusaale: dirxidhuleed. Anniliiduhu wuxu leeyahay jidhjilicsan oo dhululubaysan kaas oo ay kamuuqdaan maraaro. Maraarahaasi waxay aaduga muuqdaan dhinaca dusha iyaga oo utaxan sida fargallada ama kaatun. Dhinacagudaha maraar kasta waxa tan kale udhexeeya xuub iyo xaad dag.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l