Erayada 'ANO'

anoo

Qeexid

Magacuyaalka qofka kowaad oo kakooban 'ani' iyo 'oo'.

Qaabnaxweed & Naxwe

mu.eb

mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)

Qeyb: naxwe

eb (Ebyoon) — Ebyoon (independent)

Qeyb: naxwe

anoofeles

Qeexid

(-syo, m.dh) (baay.) Kaneecadadheddig oo qaadda noolaha duumada keena,dadkuna qaniinyadeeda ayaa duumada ukeena.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l