Erayada 'ANQ'

anqaas

Qeexid

Hoore madow oo ka samaysandhuxul, xabag, caano ama biyo isku riiqanoo ardada dugsiga quraanka wax ku qortaan.ld inqaas.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

anqalyo

Qeexid

Nafaqada laga helo caanahanaasleyda.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

anqari

Qeexid

Ilmo markaa dhashaycaano ama biyo siin. ld canqari.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

anqarin

Qeexid

eeg anqari. ld anqaris,canqarin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

anqaris

Qeexid

ld anqarin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

anqarsasho

Qeexid

eeg anqarso. ldcanqarsasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

anqarso

Qeexid

Ilmo markaadhashay caano ama biyo qaadasho. ldcanqarso.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

anqaw

Qeexid

ld canqow.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l