Dooro nooca xarafka 'A':
Erayada 'ANU'
anuu
Qeexid
Magcuyaalka qofka kowaad oo kakooban 'ani', 'aa 1' iyo 'uu 1'.
Qaabnaxweed & Naxwe
mu.eb
mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)
Qeyb: naxwe
eb (Ebyoon) — Ebyoon (independent)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
anuug
Qeexid
Wax alla wixii sarreeya (cir).
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
anuun
Qeexid
Magacuyaalka qofka kowaad ooka kooban 'ani' iyo 'uun 3'.
Qaabnaxweed & Naxwe
mu.eb
mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)
Qeyb: naxwe
eb (Ebyoon) — Ebyoon (independent)
Qeyb: naxwe
Wadaag: