Dooro nooca xarafka 'A':
Erayada 'AQI'
aqi
Qeexid
Nafley gaajo iyo harraadbadan badid. ld caqi.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
aqin
Qeexid
eeg aqi. ld caqin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: