Dooro nooca xarafka 'A':
Erayada 'ARJ'
arjantam
Qeexid
(-mmo, m.dh) (kiim.) Bir katirsan curiyeyaasha kalaguurka ah oo u jirikartaa asal ahaan iyo weliba salfaydh (AgS)iyo kolorayd (AgCl) ahaanba.Summaddeedu waa: Ag. Bar dhalaalkeeduna(b.dh.) 960 C. Bar karkeeduna (b.k.) 2180C. Cufnaan beeggeeduna waa 10.5,tiroborotoon 47, cuf atammeed 107.87.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
arji
Qeexid
(araaji /-iyo, m.dh) Qoraal loo dirodawlad, shirkad, hay'ad iwm oo wax laguweyddiisanayo ama lagaga cabanayo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Labdhedig
(-iyo)
Wadaag:
arjibilaago
Qeexid
(-ooyin, m.l) (juqr.) Kooxjasiirado ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
arjiqore
Qeexid
(-rayaal, m.l/dh) Qof araaji qora.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
arjumid
Qeexid
eeg arjun.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
arjun
Qeexid
(-umay, -untay; -umi) Qof dhagaxku dilid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-untay)
Wadaag: